caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Muminoon, aayadda 49

Makka · kala horreynta soo dejinta 74 · 23:49

وَلَقَدْ ءَاتَيْنَا مُوسَى ٱلْكِتَٰبَ لَعَلَّهُمْ يَهْتَدُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub49. Waxaanu dhab ahaan siinnay Muuse Kitaabka (Towraadda) si ay u hanuunaan [6].
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70