caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Taa-Haa, aayadda 42

Makka · kala horreynta soo dejinta 45 · 20:42

ٱذْهَبْ أَنتَ وَأَخُوكَ بِـَٔايَٰتِى وَلَا تَنِيَا فِى ذِكْرِى

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub42. “La taga adiga iyo walaalkaa Aayadahayga, hana ka daalina Xuskayga.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70