caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Taa-Haa, aayadda 13

Makka · kala horreynta soo dejinta 45 · 20:13

وَأَنَا ٱخْتَرْتُكَ فَٱسْتَمِعْ لِمَا يُوحَىٰٓ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub13. Aniga (Alle ah) baana ku doortay (Muusow) ee dhegayso waxa laguu Waxyoon.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70