caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Baqara, aayadda 238

Madiina · kala horreynta soo dejinta 87 · 2:238

حَٰفِظُوا۟ عَلَى ٱلصَّلَوَٰتِ وَٱلصَّلَوٰةِ ٱلْوُسْطَىٰ وَقُومُوا۟ لِلَّهِ قَٰنِتِينَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub238. Dhowra (ilaaliya) salaadaha iyo salaadda dhexe [69] una istaaga (salaadda) dar Alle idinkoo si run ah u adeecsan.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70