فَإِنِ ٱنتَهَوْا۟ فَإِنَّ ٱللَّهَ غَفُورٌ رَّحِيمٌ Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub192. Haddayse ka joogaan (xumaha), Alle waa Denbi Dhaaf Badane, Naxariis badan.