caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Maryam, aayadda 6

Makka · kala horreynta soo dejinta 44 · 19:6

يَرِثُنِى وَيَرِثُ مِنْ ءَالِ يَعْقُوبَ وَٱجْعَلْهُ رَبِّ رَضِيًّا

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub6. I dhaxla [4], dhaxlana reer Yacquub oo ka yeel Rabbiyow midaad ka raalli tahay.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70