caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Maryam, aayadda 22

Makka · kala horreynta soo dejinta 44 · 19:22

فَحَمَلَتْهُ فَٱنتَبَذَتْ بِهِۦ مَكَانًا قَصِيًّا

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub22. Markaasay uur qaadday, waxayna ula fogaatay meel dheer (Beytlaxam oo Qudus u jirta 10km).
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70