caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Kahf, aayadda 84

Makka · kala horreynta soo dejinta 69 · 18:84

إِنَّا مَكَّنَّا لَهُۥ فِى ٱلْأَرْضِ وَءَاتَيْنَٰهُ مِن كُلِّ شَىْءٍ سَبَبًا

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub84. Waxaan ku awood siinnay dhulka, waxaana u siinnay wax walba sabab (cilmi).
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70