caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Kahf, aayadda 43

Makka · kala horreynta soo dejinta 69 · 18:43

وَلَمْ تَكُن لَّهُۥ فِئَةٌ يَنصُرُونَهُۥ مِن دُونِ ٱللَّهِ وَمَا كَانَ مُنتَصِرًا

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub43. Uma ahaanin koox u gargaarta oo Alle sokadi ah, mana aha mid is difaaci kara.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70