caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Kahf, aayadda 35

Makka · kala horreynta soo dejinta 69 · 18:35

وَدَخَلَ جَنَّتَهُۥ وَهُوَ ظَالِمٌ لِّنَفْسِهِۦ قَالَ مَآ أَظُنُّ أَن تَبِيدَ هَٰذِهِۦٓ أَبَدًا

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub35. Wuxuu galay beertiisii isagoo dulmiyey naftiisa [12]. Wuxuu yidhi: u malayn mahayo inay (beer) tani baabba’ayso waligeed.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70