caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Israa, aayadda 78

Makka · kala horreynta soo dejinta 50 · 17:78

أَقِمِ ٱلصَّلَوٰةَ لِدُلُوكِ ٱلشَّمْسِ إِلَىٰ غَسَقِ ٱلَّيْلِ وَقُرْءَانَ ٱلْفَجْرِ إِنَّ قُرْءَانَ ٱلْفَجْرِ كَانَ مَشْهُودًا

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub78. Oog salaadda markay qorraxdu waareegto [27] ilaa mugdiga habeenka [28] oo (dheeree) akhrinta (salaadda) subaxa hore [29]; hubaal akhrinta (salaadda) subaxa hore waa mid la soo xaadiro [30].
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70