caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Israa, aayadda 3

Makka · kala horreynta soo dejinta 50 · 17:3

ذُرِّيَّةَ مَنْ حَمَلْنَا مَعَ نُوحٍ إِنَّهُۥ كَانَ عَبْدًا شَكُورًا

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub3. Ubadka kuwa aan la qaadnayow Nuux! Hubaal (Nuux) wuxuu ahaa addoon aad u mahad naqid badan.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70