caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Hijr, aayadda 97

Makka · kala horreynta soo dejinta 54 · 15:97

وَلَقَدْ نَعْلَمُ أَنَّكَ يَضِيقُ صَدْرُكَ بِمَا يَقُولُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub97. Waxaana dhab ahaan ognahay inay ka cidhiidhyoonto laabtaadu waxay sheegi.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70