caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Ibrahim, aayadda 26

Makka · kala horreynta soo dejinta 72 · 14:26

وَمَثَلُ كَلِمَةٍ خَبِيثَةٍ كَشَجَرَةٍ خَبِيثَةٍ ٱجْتُثَّتْ مِن فَوْقِ ٱلْأَرْضِ مَا لَهَا مِن قَرَارٍ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub26. Tusaalaha Kelmedda xunna [9] waa sida geed xun laga rujiyey dhulka korkiisa oo aan laheyn sugnaan.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70