caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Hud, aayadda 71

Makka · kala horreynta soo dejinta 52 · 11:71

وَٱمْرَأَتُهُۥ قَآئِمَةٌ فَضَحِكَتْ فَبَشَّرْنَٰهَا بِإِسْحَٰقَ وَمِن وَرَآءِ إِسْحَٰقَ يَعْقُوبَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub71.Marwadiisuna (Saarah) waxay taagnayd (halkaa), markaasay qososhay [20], waxaana ugu bushaareynay Isxaaq, gadaashina (wiil wiilki) Yacquub.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70