caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Hud, aayadda 67

Makka · kala horreynta soo dejinta 52 · 11:67

وَأَخَذَ ٱلَّذِينَ ظَلَمُوا۟ ٱلصَّيْحَةُ فَأَصْبَحُوا۟ فِى دِيَٰرِهِمْ جَٰثِمِينَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub67. Qeylo weyn (qarax daran) baana qabtay [17] kuwii dulmiga 'shirkiga' falay, markaasay noqdeen baqti af gambi u yaal guryahooda.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70