caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Yunus, aayadda 89

Makka · kala horreynta soo dejinta 51 · 10:89

قَالَ قَدْ أُجِيبَت دَّعْوَتُكُمَا فَٱسْتَقِيمَا وَلَا تَتَّبِعَآنِّ سَبِيلَ ٱلَّذِينَ لَا يَعْلَمُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub89. (Alle) wuxuu yidhi: Baryadiinna waa la idinka aqbalay [22]. Ee idinku haya jidka toosan (ee Islaamka) hana raacina jidka kuwa aan wax ogeyn.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70