caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Yunus, aayadda 8

Makka · kala horreynta soo dejinta 51 · 10:8

أُو۟لَٰٓئِكَ مَأْوَىٰهُمُ ٱلنَّارُ بِمَا كَانُوا۟ يَكْسِبُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub8. Kuwaas, hoygoodu waa Naar, waxay kasbadeen awgeed (oo denbiyo ah).
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70