وَأَمَّا ٱلَّذِينَ فِى قُلُوبِهِم مَّرَضٌ فَزَادَتْهُمْ رِجْسًا إِلَىٰ رِجْسِهِمْ وَمَاتُوا۟ وَهُمْ كَٰفِرُونَ
Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub125. Kuwase quluubta ka buka [43], waxay u kordhisaa fadaro [44] 'ka badan' fadaradoodii, waxayna dhintaan iyagoo gaalo ah.