caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Mutaffifin, aayadda 4

Makka · kala horreynta soo dejinta 86 · 83:4

أَلَا يَظُنُّ أُو۟لَٰٓئِكَ أَنَّهُم مَّبْعُوثُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub4. Miyeyna u malaynaynin kuwaasi in loo soo bixin doono (si loo xisaabiyo).
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70