caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Mutaffifin, aayadda 1

Makka · kala horreynta soo dejinta 86 · 83:1

بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ وَيْلٌ لِّلْمُطَفِّفِينَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub1. Hoog waxaa leh kuwa dadka (xaqooda) duudsiya oo dhima 'nuqsaamiya'.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70