caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda At-Takwir, aayadda 24

Makka · kala horreynta soo dejinta 7 · 81:24

وَمَا هُوَ عَلَى ٱلْغَيْبِ بِضَنِينٍ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub24. Ma aha (Nabi Muxammad) mid ceshada 'bakheyla amaba looga shakiyo' cilmiga ku saabsan Ghaybka 'ee Qarsoon'.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70