caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Anfaal, aayadda 69

Madiina · kala horreynta soo dejinta 88 · 8:69

فَكُلُوا۟ مِمَّا غَنِمْتُمْ حَلَٰلًا طَيِّبًا وَٱتَّقُوا۟ ٱللَّهَ إِنَّ ٱللَّهَ غَفُورٌ رَّحِيمٌ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub69. Cuna waxa xalaasha ah wanaagsan aad heshaan ee qaniimo dagaal ah. Alle ka cabsada (oo dhowra Amarradiisa). Hubaal, Alle waa Denbi Dhaaf Badane, Naxariis Badan.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70