caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-A'raaf, aayadda 81

Makka · kala horreynta soo dejinta 39 · 7:81

إِنَّكُمْ لَتَأْتُونَ ٱلرِّجَالَ شَهْوَةً مِّن دُونِ ٱلنِّسَآءِ بَلْ أَنتُمْ قَوْمٌ مُّسْرِفُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub81. Idinku waxaad ugu tagtaan ragga shahwad (macaansi), halkii haweenka. Waxaad tihiin qolo xad gudub badan.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70