وَٱلَّذِينَ كَذَّبُوا۟ بِـَٔايَٰتِنَا وَلِقَآءِ ٱلْـَٔاخِرَةِ حَبِطَتْ أَعْمَٰلُهُمْ هَلْ يُجْزَوْنَ إِلَّا مَا كَانُوا۟ يَعْمَلُونَ
Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub147. Kuwa beeniya Aayadahayaga iyo la kulanka Aakhirada (Maalinta Dambe- Qiyaamada), waxaa buray acmaashooda. Miyaa laga abaal marin waxaan aheyn waxay falayeen?