caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda At-Tahrim, aayadda 2

Madiina · kala horreynta soo dejinta 107 · 66:2

قَدْ فَرَضَ ٱللَّهُ لَكُمْ تَحِلَّةَ أَيْمَٰنِكُمْ وَٱللَّهُ مَوْلَىٰكُمْ وَهُوَ ٱلْعَلِيمُ ٱلْحَكِيمُ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub2. Wuxuu Alle horeyba idiinku jideeyey dhaar furyo [1]. Alle waa gargaarahiin. Waa wax walba Ogsoonaha, Xakiimka ah.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70