caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-An'aam, aayadda 72

Makka · kala horreynta soo dejinta 55 · 6:72

وَأَنْ أَقِيمُوا۟ ٱلصَّلَوٰةَ وَٱتَّقُوهُ وَهُوَ ٱلَّذِىٓ إِلَيْهِ تُحْشَرُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub72. Ooga salaadda, oo ka cabsada (Alle), waa Kan Xaggiisa la idiin soo kulmin.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70