caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Hadid, aayadda 22

Madiina · kala horreynta soo dejinta 94 · 57:22

مَآ أَصَابَ مِن مُّصِيبَةٍ فِى ٱلْأَرْضِ وَلَا فِىٓ أَنفُسِكُمْ إِلَّا فِى كِتَٰبٍ مِّن قَبْلِ أَن نَّبْرَأَهَآ إِنَّ ذَٰلِكَ عَلَى ٱللَّهِ يَسِيرٌ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub22. Ma jirto masiibo ku dhacda dhulka ama nafahiinna oo aan ku qornayn Kitaab [9], ka hor inta aanu keenin ifka. Hubaal, arrinkaasi waa wax u fudud Alle.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70