caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Qamar, aayadda 17

Makka · kala horreynta soo dejinta 37 · 54:17

وَلَقَدْ يَسَّرْنَا ٱلْقُرْءَانَ لِلذِّكْرِ فَهَلْ مِن مُّدَّكِرٍ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub17. Waxaanu dhabtii sahalnay Qur’aanka si loo xusuusto, mase jiraa cid waantoobi?
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70