caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Adh-Dhaariyat, aayadda 4

Makka · kala horreynta soo dejinta 67 · 51:4

فَٱلْمُقَسِّمَٰتِ أَمْرًا

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub4. Iyo kuwaa (malaa’igta) ku qaybiya (risiqa, roobka, iwm) Amarkeenna.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70