caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Maaida, aayadda 39

Madiina · kala horreynta soo dejinta 112 · 5:39

فَمَن تَابَ مِنۢ بَعْدِ ظُلْمِهِۦ وَأَصْلَحَ فَإِنَّ ٱللَّهَ يَتُوبُ عَلَيْهِ إِنَّ ٱللَّهَ غَفُورٌ رَّحِيمٌ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub39. Qofkii se tawbad keena kaddib markuu gef galay ee hagaajiya (naftiisa), Alle wuu ka tawbad aqbali. Hubaal Alle waa Denbi Dhaaf Badane, Naxariis Badan.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70