وَأُخْرَىٰ لَمْ تَقْدِرُوا۟ عَلَيْهَا قَدْ أَحَاطَ ٱللَّهُ بِهَا وَكَانَ ٱللَّهُ عَلَىٰ كُلِّ شَىْءٍ قَدِيرًا
Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub21. Iyo (qaniimooyin) kale oo aydaan awooddeen [6], Alle baa dhab ahaan koobay. Alle wax walba wuu Karaa.