caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Ad-Dukhaan, aayadda 53

Makka · kala horreynta soo dejinta 64 · 44:53

يَلْبَسُونَ مِن سُندُسٍ وَإِسْتَبْرَقٍ مُّتَقَٰبِلِينَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub53. Waxay xidhan xariir jilicsan iyo mid adagba, iyagoo u fadhiya fool ka fool (si farxad iyo reyn reyn leh).
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70