caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Ad-Dukhaan, aayadda 18

Makka · kala horreynta soo dejinta 64 · 44:18

أَنْ أَدُّوٓا۟ إِلَىَّ عِبَادَ ٱللَّهِ إِنِّى لَكُمْ رَسُولٌ أَمِينٌ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub18. 'Isagoo leh': Ii dhiiba adoommaha Alle [5]. Waxaan anigu idiin ahay Rasuul aamin ah.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70