caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Fussilat, aayadda 18

Makka · kala horreynta soo dejinta 61 · 41:18

وَنَجَّيْنَا ٱلَّذِينَ ءَامَنُوا۟ وَكَانُوا۟ يَتَّقُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub18. Waxaana badbaadinnay kuwii (Xaqa) rumeeyey ee (xumaha) ka dhowrsaday.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70