caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Ghaafir, aayadda 17

Makka · kala horreynta soo dejinta 60 · 40:17

ٱلْيَوْمَ تُجْزَىٰ كُلُّ نَفْسٍۭ بِمَا كَسَبَتْ لَا ظُلْمَ ٱلْيَوْمَ إِنَّ ٱللَّهَ سَرِيعُ ٱلْحِسَابِ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub17. Maalinta (Qiyaamaha) naf walba waxaa lagu abaal marin waxay kasbatay (khayr ama shar), dulmi ma jiro Maalintaa [3]. Hubaal, Alle wuu ku Dhaqso badan yahay xisaabinta.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70