caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda As-Saaffaat, aayadda 155

Makka · kala horreynta soo dejinta 56 · 37:155

أَفَلَا تَذَكَّرُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub155. Ee miyeydaan xusuusanayn (inuusan Alle lahayn xaas, wiil, gabdho, kuna habbooneyn inuu yeesho ilmo)?
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70