caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda As-Saaffaat, aayadda 123

Makka · kala horreynta soo dejinta 56 · 37:123

وَإِنَّ إِلْيَاسَ لَمِنَ ٱلْمُرْسَلِينَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub123. Oo xaqiiq Ilyaas wuxuu ka mid ahaa Rususha.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70