caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Aal-i-Imraan, aayadda 48

Madiina · kala horreynta soo dejinta 89 · 3:48

وَيُعَلِّمُهُ ٱلْكِتَٰبَ وَٱلْحِكْمَةَ وَٱلتَّوْرَىٰةَ وَٱلْإِنجِيلَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub48. Wuxuuna bari (Ciise) qoraalka, Xikmadda, Towraadda iyo Injiilka.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70