caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Ankaboot, aayadda 66

Makka · kala horreynta soo dejinta 85 · 29:66

لِيَكْفُرُوا۟ بِمَآ ءَاتَيْنَٰهُمْ وَلِيَتَمَتَّعُوا۟ فَسَوْفَ يَعْلَمُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub66. Sidaasay uga abaal dhacaan waxaanu siinnay, sidaas darteed ha iska raaxeysteen [17], wayse ogaan doonaan (cidhibteeda).
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70