caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Ankaboot, aayadda 30

Makka · kala horreynta soo dejinta 85 · 29:30

قَالَ رَبِّ ٱنصُرْنِى عَلَى ٱلْقَوْمِ ٱلْمُفْسِدِينَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub30. (Luud) wuxuu yidhi: “Rabbiyow! Iiga gargaar qolodan wax fasaadiya.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70