caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Ash-Shu'araa, aayadda 161

Makka · kala horreynta soo dejinta 47 · 26:161

إِذْ قَالَ لَهُمْ أَخُوهُمْ لُوطٌ أَلَا تَتَّقُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub161. Markuu walaalkood Luud ku yidhi: “Ma waydaan iska jireyn (shirkiga iyo xumaha kale)?
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70