caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Ash-Shu'araa, aayadda 121

Makka · kala horreynta soo dejinta 47 · 26:121

إِنَّ فِى ذَٰلِكَ لَـَٔايَةً وَمَا كَانَ أَكْثَرُهُم مُّؤْمِنِينَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub121. Hubaal, arrinkaa waxaa ku sugan calaamo, mase aha badankoodu kuwo rumeyn.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70