caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Israa, aayadda 95

Makka · kala horreynta soo dejinta 50 · 17:95

قُل لَّوْ كَانَ فِى ٱلْأَرْضِ مَلَٰٓئِكَةٌ يَمْشُونَ مُطْمَئِنِّينَ لَنَزَّلْنَا عَلَيْهِم مِّنَ ٱلسَّمَآءِ مَلَكًا رَّسُولًا

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub95. Dheh: Hadday jiri lahaayeen dhulka, malaa’ig ku maraysa nabad oo deggan [34], Waxaan uga soo dejin laheyn cirka malag Rasuul ah.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70