caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Hud, aayadda 51

Makka · kala horreynta soo dejinta 52 · 11:51

يَٰقَوْمِ لَآ أَسْـَٔلُكُمْ عَلَيْهِ أَجْرًا إِنْ أَجْرِىَ إِلَّا عَلَى ٱلَّذِى فَطَرَنِىٓ أَفَلَا تَعْقِلُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub51. Tolkayow! idinkuma weydiisanayo wax abaalgud ah (Dhambaalka Alle), abaal gudkeyga wuxuu saaran yahay oo keliya Kan i abuuray (Alle). Ee ma waydaan haddaba wax fahmeyn?
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70