caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Fussilat, aayadda 41

Makka · kala horreynta soo dejinta 61 · 41:41

إِنَّ ٱلَّذِينَ كَفَرُوا۟ بِٱلذِّكْرِ لَمَّا جَآءَهُمْ وَإِنَّهُۥ لَكِتَٰبٌ عَزِيزٌ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub41. Hubaal kuwa ku gaalooba Waanada [13] (Qur’aanka) markuu u yimid 'waa laga jazayn' [14] oo (kani Qur’aanka) waa Kitaab sharaf weyn leh.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70