caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Aal-i-Imraan, aayadda 32

Madiina · kala horreynta soo dejinta 89 · 3:32

قُلْ أَطِيعُوا۟ ٱللَّهَ وَٱلرَّسُولَ فَإِن تَوَلَّوْا۟ فَإِنَّ ٱللَّهَ لَا يُحِبُّ ٱلْكَٰفِرِينَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub32. Dheh: Adeeca Alle iyo Rasuulka (Muxammad). Haddayse jeesadaan, hubaal Alle ma jecla gaalada.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70